June 29th, 2011 by admin

|
 Gabar 7-Sano Jir Ah Oo Sheegatay Inay Iyadu Leedahay Codkii Laga Qaaday Furitaankii Xafladda Ciyaaraha Beijing. 20 Aug 2008
Beijing:Wacdaradii dhaweyd ee lagu furay xafladdii ciyaaraha Beijing, taasoo caalamka badankiis laga wada daawanayay mahrajaanadii la yaabka lahaa iyo .
|
|
|
|
 Nin Shiinees Ah Oo La Siiyay Aqoonsiga Ninka Ugu Dheer Caalamka Ka Dib Markii Nin Ukrainian Ah Oo La Tartamayay Uu Diiday In La Cabiro. 20 Aug 2008 New York:Quburo ka socotay kuwa diiwaan geliya mucjisooyinka adduunka ayaa la sheegayaa inay mar kale dib ugu soo celiyeen aqoonsigiisa .
|
|
|
|
 Timo Jarayaasha China Oo Sheegay Inay Lacagtii Ugu Badneyd Ay Helaan Ka Soo Gashay Magac Ku Qorista Madaxyada Caruurta Beijing. 15 Aug 2008 Beijing. Timo jarayaasha ku nool caasimadda Beijing ayaa saxaafadda u sheegay in bishan August ay u tahay bil uga duwan .
|
|
|
|
 Neef Ri,Ah Oo La Guddoonsiiyay Koobka Quruxda 15 Aug 2008 Riyad:Tartanka quruxda Riyaha oo loo qabtay Ari tiro badan oo laga kala keensaday gobolo kala duwan oo ka tirsan dalkaasi .
|
|
|
|
 Haweeneyda Ugu Dheer Caalamka Oo Maanta Geeriyootay. 15 Aug 2008
Indianapolis:Haweeney la xaqiijiyay inay tahay tan ugu dheer haweenka caalamka oo magaceeda la yiraahdo Sandy Allen ayaa aroornimadii hore .
|
|
|
|
 Aktarka Caan Ah Oo Album Cusub Ka Qeybiyay Caasimadda Beijing Ee Dalkaasi China. 08 Aug 2008 Beijing:Aktarka sida weyn dunidoo dhan uga caan baxay isla mar ahaantaana la ogsoon yahay in aflaamtiisa aad looga wada daawado .
|
|
|
|
 Boqolaal Dad Ah Oo Ka Cunteeya Maqaayad Laga Dhex Furay Musqulo La Isticmaalo. 06 Aug 2008
China:Waa kastoo soo barya waxaad dunida u soo joogeysaa in dhegahaagu ay maqlaan amaba indhahaagu ay arkaan dhacdooyin yaab .
|
|
|
|
 Ninkii Ugu Horreeyay Oo Shaqo Ka Dhigtay Inuu Qosolkiisa Dadka Ka Iibiyo 05 Aug 2008 Beijing:Nin 30-jir ah oo u dhashay dalkaasi China kaasoo lagu magacaabo Zheng Yu, ayaa caalamka waxa uu ku soo kordhiyay .
|
|
This entry was posted
on Wednesday, June 29th, 2011 at 1:56 pm and is filed under Uncategorized.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed.
Both comments and pings are currently closed.